Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mas’uul Eedeyn Kala Dul Dhacay Biyo Maal

Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Amaanka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Axmed Cumar Mudane ayaa waxa uu ku Eedeeyey Beesha Biyo Maal Xubno katirsan inay ka dambeeyaan Xiisada Dagaal ee Ka jirta Shabellaha Hoose.

Waxa uu Axmed Mudane Ku Eedeeyey Gudoomiyeyaasha Lambar Konton iyo Marka C/llaahi Waafoow iyo MAxamed Cusmaan Yariisoow inay Dagaaladaasi iyagu ka dambeeyaan.

Gudoomiye Axmed Mudane ayaa Taageeray Beeshiisa gaar ahaan dhacdadii lagu weeraray Guriga Gudoomiyaha Deegaanka Shalaanbood oo ay Isku Heyb Yihiin islamarkaana lagu dilay weerarkaasi Gabar Curad u ahayd Gudoomiyaha Shalaanbood. buy zoloft online, buy Zoloft online.

You must be logged in to post a comment Login