Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Puntland oo la dilay iyo Xaalada oo Kacsan

buy Super Tadarise online, order dapoxetine.

Ciidan la sheegay inay katirsan yihiin  maamul goboleedka Puntland ayaa waxay toogteen Khasnajigii Lacagta Maamulka Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug.

Ninka la dilay waxa lagu magacaabaa Cabdullaahi Yaasiin Maalin waxaana dhaawac soo gaaray awgeed markii la dhigay Cusbitaalka Gaalkacyo uu daqiiqado kadib naf baxay.

Lama oga waxa loo dilay Lacag hayihii Dawlada Hoose ee Maamulka Degmada Xarfo iyadoona Askartii dilka geysatay ay baxsadeen.

Gudoomiyaha Degmada Xarfo Cabdifitaax Daahir Cumar ayaa sheegay inay socdaan baaritaano lagu raadinayo Askartii dilkaasi geystay.

You must be logged in to post a comment Login