Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Masuul ka tisan Soomaaliland oo lagu dhaawacay Hargeysa.

Go to… Home Somali News News in English Barnaamijyo Tafsiir Faalooyin Kalamaan Sports Keydka Sawiradda

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

January 11, 2019 273 Views

Hargeysa-Askari ka tirsan ciidamada somaliland ayaa dhaawac u gaystay Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye.

Wariyaha KNN ee Deegaanada Soomaaliland  ayaa soo sheegaya in agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadku uu dhaawac ka soo gaaray rasaas uu ku furay askari deganaa dhul la doonayey in laga raro.

Askarigan rasaasta ku furay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka mid ahaa dad la sheegay inay dagan yihiin  dhul uu leeyahay dugsiga caafimaadka ee Xukuumada Soomaaliland ay maamusho.

You must be logged in to post a comment Login