Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mas’uul katirsanaa D.F oo lagu Dilay M/Muqdisho

buy clomid online cheap, clomid without prescription buy Malegra DXT online, cheap dapoxetine. .

Malegra DXT for sale, acquire dapoxetine.
Dableey hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho waxay ku dileen Sargaal katirsanaa Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyadoo kadibna ka baxsaday Goobtaasi.

Dilka ayaa ka dhacay Degmada Waaberi waxaana weli la ogaan magaca Sargaalka la khaarajiyey waxaana meydkiisa markii dambe goobta ka qaaday Ciidanka Dawlada Soomaaliya.

Kooxda dilka geystay ayaa wadatay gaari nuuca raaxada ah waxaana dilka markii ay fuliyeen ka dhaqaaqeen meesha oo muddo kooban hakad gashay isku socodkeeda.

Warbaahinta Internet-ka Al Shabaab ayaa waxa lagu daabacay warkaan iyadoo qoraalkaasi uu muujinayey in Shabaabka ay ka dambeeyeen dilka inkastoo si cad aysan usheegan weerarkaasi.

Dawlada Soomaaliya weli kama aysan hadlin dilkaasi la sheegay in loo geystay Sargaalka katirsanaa Ciidanka Amaanka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login