Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Masuuliyiin la toogtay & Shacab la afduubtay goordhow

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Dabley hubeysan oo weerar culus ku qaada Xarunta Maamulka Deegaanka Wasil ee Gobolka Mudug.

Dad ku sugan Deegaanka oo diiday in Magacooda aan xigan ayaa waxaa ay inoo xaqiihiyeen in Kooxihii soo weeraray deegaankooda ay afduubteen Masuuliyiin iyo Dad shacab ah oo aan la ogeyb halka ay la aadeen.

Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in Kooxaha ay wateen oo kaliyah dad shacab ah oo ku sugnaa Xarunta Maamulka xiligii uu weerarka dhacay.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka oo uu kamid yaha Afhayeenkii Maamulka ayaa dhaawacan inkastoo raga kale magacyadooda iyo xilalka ay ku magacaawan yihiin aan weli helin.

You must be logged in to post a comment Login