Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa Ka Cusub Saaka Deg.Caabud Waaq Kadib Xasuuqii Xalay Dhacay?

buy cardura online without prescription, zithromax online.

Xalay waxaa ka dhacay Magaalada Caabud Waaq Ee Gobolka G/gaduud Xasuuq loogeystay Dad biri ma goydo ah,waxaana Saaka xaaladu tahay mid iska deggan.

Dadkaasi waxa laayey Koox hubeysan iyagoo weerar ku qaaday guri ay kusugnaayeen Nabadoono iyo Haween kadibna Meyd iyo dhaawac ka dhigay kudhawaad 12 qof .

Nabadoonada la dilay ayaa waxa ku jiray kuwo caan ahaa oo Beesha ay ka dhasheen garta ugoyn jiray dadkuna ay ku xirnaayeen warkooda.

Magaalada waxaa weli ka jirta Saameynta laga dhaxlay Dilkaasi waxaana jira dhaq dhaqaaqyo ay wadaan Beesha dadkeeda la laayey.

Ciidanka Amaanka Magaaladaasi ayaa waxey isku dayayaan sidii looga hor tegi lahaa dagaal beeleed ka dhaca magaaladaasi.

buy Cialis soft FRUIT online cheap, zithromax reviews.

Meydka dadka la dilay ayaa la filayaa in maanta La xabaalo xilli weli tiiraanyada iyo dad ilmeenaya lagu arkayo Xaafadii dadka lagu Xasuuqay.

acquire sildenafil, zithromax without prescription.

Caabud waaq ma ahan markii ugu horeysey oo dad Nabadoono ah lagu dilo fal la xiriira Aano qabiil iyadoo dhowr jeer ay dhacday.

You must be logged in to post a comment Login