Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa ka socda Maanta Magaalada Hargeeysa ?

buy Kamagra Polo, buy clomid.

online sildenafil, Super Kamagra buy online, acquire clomid. zithromax online.

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magalada Hargeysa Aas Qaran loogu sameeyo Fanaanka caank ah ee Shey Mire Dacar oo shalay galab ku geeriyooday magaladaasi.

Aaska fanaanka ayaa waxaa ka qeyb galaya bahda Fanaaniinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sugan deegaanada Somaliland, masuuliyiin iyo dad kale oo farabadan.

Caabi Mirre Dacar oo la dhashay fanaanka geeriyooday ayaa waxaa uu ka warbixiyay aaska qaran ee Fanaanka loo sameynayo Maanta .

Alle ha u naxariistee Fanaanka caanka ah ee Shey mire Dacar ayaa bilihii dambe ku xanuunsanaayay magaalada Hargeysa, waxa uuna ka mid ahaa fanaaniinta Soomaalida ah ee sida weyn loogu yaqaano isagoona in mudo ah fanka ku jiray.

You must be logged in to post a comment Login