Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa ka soo kordhay Dagaalkii galabta Ee Puntland & Galmudug ku..

buy Female Viagra online, order Zoloft.

where can you buy nolvadex, acquire Zoloft buy Cialis soft FRUIT, buy zithromax online. .
Waxaa Maanta Dagaal uu ka Qarxay Deegaanka Sarjimaale ee Bariga Gobolka Mudug Halkaasi oo Dhawaan Galmudug ka hirgalisay Ceelbiyood.

Sida Wararka Tilmaamayaan Ciidan Puntland ka Tirsan Ayaa Soo Gaaray Deegaanka Sarjimaale kuwaasi oo Aagaasi isku soo Fidiyay Hase Yeeshee Ciidanka Galmudug oo ka Warhayay Damaca Puntland ayaa Durbadii ka Hortagay Waxana Arintaasi ka Dhalatay Dagaal Xoogan oo Wali Socda.

Dagaalka Ayaa Wali Socda Lamana Ogaan karo Qasaaraha Dhabta Waxaa La Sheegayaa in Ciidan Puntland Goobta Lagu Arkay Halka Ciidanka Galmudug Ay Horay Goobta u Joogeen Madama Halkaasi Ceelbiyood Laga Hiralinayay.

Puntland Ayaa Maalmahan Ciidan ku soo Waday Deegaanka Hada Dagaalka ka Qarxay Waxana Arintaasi ka Warhayay Maamulka Galmudug Madama Hada Labada Maamul isku Fahmeen Dhul Balaarsiga ku Saleysan Gobolka Mudug oo Ceelbiyood laga Qodayo Deegaanada Dadka Reer Miiga Dagaan.

You must be logged in to post a comment Login