Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa kala haysta DFS iyo xisbiyada siyaasadeed?

October 8, 20190

Gudoomiyaha Gudiga Madaxa banaan ee doorashada Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa waxay ka hadashay dhibaato soo food saartay Hanaanka shaqadooda.Advertisement

Xaliimo yareey waxay si cad u sheegtay in caqabada heysata ay ugu weyn tahay goob ku filan shaqaalaha gudigooda inay heysan.

Waxa hoosta ka xariiqday inay sidoo kale cabasho hore umuujiyeen Axsaabta Siyaasadeed oo ay u imaan Karin hadii ay shaqo uga baahdaan Gudiga.

Xarunta Gudigaan ayaa ku dhex taalla Madaxtooyada Soomaaliya,sida la rumeysan yahayna Dawlada waxay diidan tahay oo ay cunuqabateyn dadban saartay Axsaabta Dalka ka jira.Advertisement

Waxay Dalbatay Xaliimo Ismaaciil inay helaan xarun gaar ah oo gudigooda ku shaqeeyo oo cid walbo ugu imaan karto,si maldahan ayey sheegtay in Dawlada ay taakadaasi saartay axsaabta,iyadoona saameyn ku yeelatay guddiga madaxa banaan ee doorashada..

You must be logged in to post a comment Login