Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa kala qabsaday shacabka Muqdisho iyo ciidamada Amisom

Female Viagra no rx, acquire dapoxetine.

Caverta buy online, generic clomid baclofen without prescription, acquire lioresal. .

Waxaa maanta gaari ay wateen Ciidanka AMISOM uu ku jiiray gaari nin soomaali ah watay gudaha Magaalada Muqdisho kadibna ay ka baxsadeen ama ay hore usii dhaqaaqee,inkastoo gaariga uu bur buray qofkii watana uu ka bad baaday allaah mahadiis.

Shilkaasi waxa uu ka dhacay Ilinka ama Irida Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Isgoyska Banaadir waxaana shilkaasi kadib xanaaqay dad rayid ah oo goobta kusugan.

Banaanbax ayaa bilowday iyadoo AMISOM kadib la kulmeen dhagax tuur iyo in la is hor istaago meel ku dhaw xilli ay marayeen Isgoyka Lambar shan (Soobe).

Mid ka mid ah dadka goobtaasi kusugnaa ayaa waxa uu ka warbixiyey sida dhibka AMISOM ugeysteen iyo shacabka carooday waxa dhexmaray.

Dhowr jeer oo hore ayey gaadiidka gaashaaman ee AMISOM muwaadiniin Soomaaliyeed ku jiireen gudaha Magaalada Muqdisho.

 

 

You must be logged in to post a comment Login