Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo todobaadkan looga hadlay arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo gargaarka.

Shirka waxaa warbixin ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay wasaaradda laga dhageystay wasiirka wasaaradda Dastuurka iyo howlwadeenada Wasaaradda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-