Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa kasoo Kordhay Magaalada Marka?

cheap sildenafil, cheap zithromax. Warar iminka aan ka helayno magaalada Marka Cadeey ee Xarunta Gobolka SH/Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu hadda ka socdo Kulan u dhaxeeya Wafdigii dawlada u dirtay magaaladaasi iyo Odayaal iyo Waxgarad kala duwan.

Wariye katirsan Idaacada Dawlada oo kulanka ka qeyb galaya ayaa soo sheegaya in qado sharaf ay beesha Habar Gidir usameysay Wafdiga Wasiirka Gaashaandhiga hogaaminayo.

Wafdigaasi oo Xubnaha la socda Wasiir Xaamud ka mid yihiin Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha iyo Gudoomiyaha Gudiga Dib uheshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse iyadoona la filayo inay kulamo isku soo dhawaansho laga dhex abuurayo labada beel ay dhacaan

You must be logged in to post a comment Login