Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa keenay in dad Soomaaliyeed laga tarxiilo Galmudug

June 11, 20190by TaboolaSponsored LinksYou May LikeWembley: Incredible New Will Writing ServiceLegacy Wills

Dawlad Gobolleedka Galmudug ayaa waxay ka tarxiileysaa Deegaanadeeda dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya sababo Amni awgeed.

Nabad sugida Galmudug ayaa soo saaray Amarkaan looga musaafurinayo Dadkaasi Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuuso mareeb Ee Gobolka Gal gaduud.

Qaarkood dadkaasi oo Ganacsi ku leh Labada Magaalo ee la amray inay ka guuraan waxay sheegeen inay la kulmeen sarakaiisha nabad sugida Galmudug.

Waxay shaaca ka dhigeen in hore loogu amray inay is diin waan geliyaan taasina ay sameeyeen oo ay uhogaansameen Shuruucda la hor dhigay.

Midkood waxa uu diiday inuu magacaabo arimo xasaasi ah oo loo soo jeediyey ka hor inta aysan Galmudug ku amrin inay ka baxaan Guriceel iyo dhuuso mareeb.

You must be logged in to post a comment Login