Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa Keenay in Saqdii Dhexe lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub? + XOG DHEERI AH AAN HELNAY

Waxa Xalay saqdii dhexe lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya waxaana soo baxaya xog dheeri ah oo ku saabsan in xilligaasi lagu dhawaaqo waxa sababay.

Siyaasiyiin iyo dad kale oo udhuun daloola Siyaasada Soomaaliya waxay sheegayaan in wax lala yaabo ay tahay in wakhti dadka badankiis hurdayaan lagu soo beego magacaabida Xukuumada Cusub.

order Cialis online, zithromax without prescription.

Sababta ugu weyn ee Xilli Saqdii dhexe ah la magacaabo Golaha Wasiirada ayaa waxay tahay muran iyo is qab qabsi ka dhashay Wasaaradaha qaar iyo Shakhsiyaadka loo magacaabayey.

Madaxweynaha & R/wasaaraha ayaana muran soo kala dhex galay kadib waxay keentay in wakhti dambe la isla soo gaaro ku dhawaaqista Wasiiradaan Cusub ee Xukuumada curdanka ah ka mid noqon doona.

Waxaa la Xasuustaa Xukuumadii xalay lasoo dhisay midii ka horeysay ee R/wasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed iyana lasoo dhisay habeen saq dhexe ah taasi oo muran xilalka sida loo kala helayey wakhtigaasi gaarsiisay.

You must be logged in to post a comment Login