Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxkamada Ciidanka Q/Sida oo la bur burinayo

zoloft reviews, Zoloft reviews. xukun-dil_2-310x174

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Liibaan Cali Yaroow waxa uu sheegay in warbixintii kasoo baxday Hay’ada Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ay ahayd mid been abuur ah.

xukun-dil_2

Waxa Lagu Eedeeyey Maxkamadaasi mid fulisa Xukuno aan Cadaalad aheyn iyagoo sheegay in sidoo kale ay Xukuno Shacab ay Maxkamadu qaaday.

Liibaan Cali Yaroow ayaa sheegay in lagu doonayo Warbixintaasi mid lagu bur burinayo ama lagu Aflagaadeynayo Howsha ay Dawlada uheyso Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida.

You must be logged in to post a comment Login