Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxkamada Racfaanka gobolka Banadir oo sii deysay haweyneydii ay kufsadeen ciidamada dowlada iyo Wariye C/casiis Koronto

Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan ku gaartay inay fasaxday Luul Cali Cusmaan iyadona Wariye C/casiis Koronto isna lix bilood lagu xukumay.
Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka Darajadeeda 2aad Wariiri ayaa ku dhawaaqay markii lagu waayey cadeymo luul cali cusmaan ay sababtay inay iska fasaxaan.
Wariye C/casiis koronto ayaa sidoo kale racfaan ka qaatay xukunka lixda bilood ah islamakaana dacwadisa ay sii socon doonto.
Ururka Suxufiyiinta qaranka somaliyeed ee Nusuj oo goob joog ka ahaa maxkamada dacwada ay dhageysaneysay ayaa yadadiilo wanaagsan inuu dib xoriyadiisa dib uhelo.

You must be logged in to post a comment Login