Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag loo haysto boobkii Xeradii Imaaraadka

Xafiiska xeer illaalinta ciidamada Qalabka Sida ayaa ku soo eedeeyay 15-shaqsi oo ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed A�gaar ahaan kuwa ka mid ah ciidamadii horey u taba-bareen Imaaraadka in ay abaabuleen dhac loo gaystoA� keydka dugsiga oo ay ku jireen agabka ciidamada.

buy Female Cialis, order clomid.

Eedeysanayaasha ayaa ahaa saraakiil xigeenada dugsiga iyo bare ka mid ahaa saraakiisha ciidamada ay dowladda Imaaraadka ugu tala gashay in uu barro xirfadda Ciidamada ay ku taba-bari jireen dugsigaA� Jen, Gordan.

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa Maxkamadda hor keenay markhaatiyaal ka mid ahA� ciidamada & saraakiisha kale ee ku jiray dugsiga, sidoo kale Maxkamadda ayaa dhageysatay eedeysanayaasha oo iyaga laftooda la weydiiyay dambiyada ay galeen jiritaankooda.

Qareenada u doodayay eedeysanayaasha ayaa ku dooday in raggan kaliya aan loo ciqaabin dambiyada ay soo jeediyeen xafiiska xeer ilaalinta, waxa ayna sheegeen in abaabulka dambiyada loo heysto ay ka weyn-tahay eedeysanayaasha, sidaas darteed ayay ka codsadeenA� garsoorayaasha Maxkamadda in loo naxariistoA� isla markaana la siiyo xurriyadooda.

Maxkamadda oo tix gelineysa cadeymihii horey looga qoray Eedeysanayaasha, Markhaatiyaasha iyo Gal-dacwadeedka A�A�la horkeenay Maxkamadda ayaa goa��aan ku gaaratay xukunnada kala ah ;-

Cialis Jelly online, zithromax online.

a�?Seddax Alifle Xoogga dalka Yaasiin Ibraahim Aadan hal-sano oo xabsi Ciidan ah

Maxammed Cabdi Sabriye oo shacab ah hal-sano oo xabsi Ciidan ah.

Halka 5-ta kale oo iyagana isku daraja ah lagu wada xukumay 6-bil oo Xabsi Ciidan ah.

Maqanayaal kale oo uu ku jiro Macalimkii dugsiga lagu wada xukumay 5-sano oo xabsi ciidan ah.

Waxa ayna kala yihiin;-Seddax Alifle Xoogga dalka Ismaaciil Abuukar Muudey, Cali Maxammed Xasan, Qaaasim Ibraahim Aadan, Xuseen Maxammed Cusmaan, Maxamuud Muuse Yuusuf.

Sida uu xaqiijiyay Col Xasan Cabdiraxmaan Aadan A�Wabiyow oo kamid ah Garsoorayaasha A�Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Maxkamadda ayaa sii deysayA� A�Cabdullaahi Xasan DiiriyeA� oo ahaa shacab daa��diisu ay yartahay.

Col Xasan Cabdiraxmaan Aadan A�Wabiyow ayaaA� sidoo kale sheegay inA� ciddii aan ku qanacsaneen xukunka ay u furantahay Racfaan.

You must be logged in to post a comment Login