Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxkamadeenta Wariyaasha Idaacada Shabeelle oo dib loo dhigay

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay maxkamadeenta wariyaal ka tirsan Idaacadaha Shabeelle iyo SKY fm.

Kadib markii maanta soo xaadiri waayeen qareenadii u doodayay Wariyaashaasi ayaa maxkamada go’aan ku gaartay in dib loo dhigo.

Mudo bilo ah ayay Wariyaashaani ku jiraan xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

MAXKAMAD-620x330 Kamagra Jelly no rx, cheap clomid.

 

You must be logged in to post a comment Login