Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy Erectalis online, buy Zoloft Cialis Jelly buy online, cheap zithromax. .
Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo ka ruqaansaday degmada Afgooye ay wajaheen deegaano ku yaalal duleedka Afgooye oo Shabaabka ay ku sugan yihiin, waxa uuna wali dagaalka xoogiisa ka socdaa duleedka deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ujeedka ciidamada Huwanta ayaa ah inay gaaraan deeganada Sabiib iyo Caanole oo Shabaabka ay joogaan, balse dagaal culus ayaa wuxuu ku qabsaday ciidamada duleedka Mareerey.
Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in maleeshiyaadka Al-shabaab ay dalbadeen gurmad badan oo ciidan ah kuwaasi oo ay ku jabinayaan kuwa Huwanta ah.
Inta la ogyahay Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay 13 Askari oo labada dhinac ah, halka dhaawacana uu maraayo 9 ka kala tirsan labada dhinac.
DFS iyo AMISOM wali kama aysan hadal Dagaalka socda, waxaana jira warar sheegaya in Ciidamada Dowlada ay halkaasi u dirtay Ciidamo Gurmad ah.
You must be logged in to post a comment Login