Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Meydad Yaalla Hadda Waddooyinka B/Xaawo & Dagaal Weli Socda

Viagra for sale, buy lioresal zoloft online Erectalis without prescription, purchase dapoxetine. , online Zoloft. .

Xaalada ayaa waxay weli tahay mid lagu sifeyn Karin jawi deggenaashiyo iyadoo rasaas xoogan weli laga maqlayo magaalada Buula Xaawo Ee Gobolka Gedo.

Dad ku sugan B/xaawo ayaa sheegaya in Ciidanka Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan ay ku awood roon yihiin dagaalkaasi.

Ilaa Seddex qof ayaa la xaqiijiyey in la dilay oo dagaalka Rasaasta la isweydaarsanayo ku naf waayey iyadoo dhaawaca uu ka badan yahay 10 qof.

Maleeshiyaadkii Hubeysnaa ee weerarka soo qaaday ayaa ka dagaalamaya Magaalada Duleedkeeda iyadoo gudaha Buula Xaawo la iskala baxay.

You must be logged in to post a comment Login