Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Meydadka 38 Itoobiyan oo Daacish Surka ka Jareen oo la raadinayo & Dowlad balan qaaday ineya��

Tadalis SX Soft online, order lioresal.

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi waxa uuA� cafis u fidiyey 32 Maxaabiis Ethiopian ah, kuwaasi oo sii-dayntooda lagu soo beegay Booqashadii uu Raa��isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed ku joogay magaalladda Qaahira.

Saraakiil Masaari oo aan fasax u haysanin inay la hadlaan Saxaafadda ayaa warkan u dusiyey Wakaalladda Wararka ee Associated Press (AP).

Raa��isul-wasaare Abi Axmed waxa uu sii-daynta Maxaabiistaasi shalay ka sheegay Shir Jaraaa��id oo ay isaga iyo Madaxweyne C/fataax Al-sisi ku qabteen magaalladda Qaahira.

Dhinaca kale, Fitsum Arega oo ah Madaxa Shaqaalaha ee Xafiiska Raa��isul-wasaaraha Ethiopia waxa uu Twitter-kiisa soo dhigay in 32 Maxaabiis Ethiopian ah la sii daayey, isla markaana ay isla maanta u dhoofi doonaan magaalladda Addis Abeba.

Fitsum Arega waxa kale oo uuA� sheegay inay Dowladda Msaar ballan qaaday inay taageero ka geystaan sidii loo heli lahaa maydadka 38 Ethiopian oo ay Kooxda Daacish surka kaga jaraan dalka Liibiya sannadkii 2015-kii.

You must be logged in to post a comment Login