Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Meydki 6 askarta Djabouti oo

Waxa lageeyay meydkii 6 askarti Jabuti ah dalkoodi maanta.
Lixda meyd waxay ka mid ahayeen dadki ku dintay weerarki ka dhacay Hotel Camalow ee ku yaala magaalada Buloburte.
Garoonka dayaaradaha ee Jabouti waxaa ku soo dhaweeyay meydkaas madaxweynaha dalka Jabouti mudane Ismacil Cumar Geele iyo madaxda kale ee dalkaas,waxaana loo sameeyay aas qaran.
Madaxweyne Ismail Cumar waxu yiri waan sii wadi doona tageerada ciidan oo aanu siino walalaheena Soomaliyeed.

You must be logged in to post a comment Login