Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

mid kamid ah Beelaha ku dagaalamaya Shabeelaha Hoose oo arin laga naxo ku edeysey DFS taas oo ah………

Mid kamid ah beelaha Dirirtu Gobalka Shabeelaha Hoose ay ku dhaxmareyso ayaa DFS ku eedeyey in ay Maasuul ka taahy Dagaaladda soo noqnoqdey ee Gobalkaasi ka jira.

Ugaas Faarax Cabdi Sheekh oo ah Ugaas beesha Direed ayaa warbahinta u sheegey in Dagaaladda halkaasi ka socda ay Dowladda Federalka ahi ay Masuul ka tahay .

Sidoo kale waxaa uu sheegey in hubka iyo ciidanka la dagaalamaya Beeshiisa ay yihiin kuwii Dowladda Federalka Soomaaliya, waa sida uu isagu hadalka u dhigayee.

Ugu danbeyntii Ugaas Faarax ayaa waxaa uu xildhibaanadda Beesha Direed uga jirta Baarlamanka Soomaaliya in ay xilalkooda iska casilaan. Viagra Professional no rx, buy Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login