Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Midowga Yurub iyo Kay oo afka ku weeraray Alshabaab

Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub, Michele Cervone d’Urso, wuxuu cambaaraynayaa weerarki xumaa ee naxdinta lahaa ee ka dhacay shalay agagaarka gegeda dayuuradaha caalamiga ee Muqdisho.

“waxaan si weyn ugu tacsinadeynayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhintay weerakaa dartiisa waxaana u rajaynayaa kuwi ku dhaawacmay soo kabasho deg-deg ah. Dadka Soomaaliyeed way ka daaleen bambooyin iyo dhiig daata oo ay sababaan argagixisada doonaysa kaliya in ay faafiyaan cabsi iyo saboolnimo. Ha yeeshee, weerar bam ama qarxin middna kuma qancayaan in argaxisanimada hororka ah ay jawaabtu tahay. Waxa kaliya ee dhalin doona wax taas ka duwan oo ah in ay sii xoogiso go’aanka looga soo horjeeda xubnaha nadad-diidka ah”.

Midowga Yurub uu la jiro UNka iyo dhammaanka beesha caalamka waxay sii wadayaan in ay ku taagyeerida Soomaaliya, hogaankeeda iyo dadkeeda barnaamijkooda nabadda iyo xasilinta. Barnaamij uu san weecin Karin falalka fulinimada noocaas ah. (dhammaad).

You must be logged in to post a comment Login