Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mukhtaar Rooboow oo u tartamaya qabashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed

A�

order Kamagra Polo online cheap, Zoloft withoutprescription.

Khamiis, September, 13, 2018 Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo horay u soo noqday ku-xigeenka Amiirka Xarrakada Al-shabaab, laakiin A�sanadkii 2017da si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka baxay Ururka, ayaa hadda isku diyaarinaya in uu ka mid noqdo musharixiinta u taagan doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Apcalis SX Oral Jelly no rx, buy clomid online Viagra Gold buy online, buy lioresal online. .

Mukhtaar Rooboow ayaa xalay ka soo muuqday kulan magaalada Muqdisho uu kula yeeshay guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed doorashada bisha 11 sanadkan ka dhici doonta magaalada Baydhabo.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay musharixiin oo ay ka mid ahaayeen Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti wasiirkii hore, Yusuf Baadiyow iyo Aamino Mursal.

Musharixiintan dhamaantood marka la eego waxaa ay u muuqdaa kuwo ku mideysan in tallada maamulka Koonfur Galbeed kala wareegaan Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dhinaciisa siweyn ugu diyaar garoobo doorashada iyo in mar kale uu hoggaamiyo maamulka Koonfur Galbeed.

Mukhtaar Rooboow oo laga saaray Liiska Argagixisada Mareykanka ayaa wada kulamo uu la leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada isaga oo doonaya in uu isku soo taago doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

buy Brand Viagra online, zithromax online.

You must be logged in to post a comment Login