Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
order Tadalis SX online, buy Zoloft. Vigora buy online, buy Vigora online, clomid online. dapoxetine online.
Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho kadib gaari ismiidaamin raba oo laga war helay.
Suuqa Daawada lagu Iibiyo iyo guri ku dhaw Suuqa Boorsooyinka Ee gudaha Bakaaraha Muqdisho ayey ciidanka Alfa Group ku daateen Xalay iyadoo warar kala duwan soo baxayaan.
Gaari lagu farsameenayey guri ku yaalla Suuqa Daawada lana doonayey in is qarxin loo adeegsado ayey Ciidanka NISA qabteen sida laga soo xigtay Warbaahinta Afka Dawlada ku hadasha.
Al Shabaab ayaa damacsanaa in weerar ismiidaamin ah ka geystaan Xamar inkastoo meesha ay beegsan rabeen Laamaha Amnigu diideen in warbaahinta loo soo gudbiyo.
Iyadoo ay howlgalkaasi NISA ku fashilisay gaarigaasi ismiidaamin rabay ayey hadana Shabaabku dilal gaadmo ah weli ka wadaan qeybo katirsan Xaafadaha Muqdisho.
Ciidanka jooga isgoysyada Xamar ayaa lagu Eedeeyey inay yihiin caada qaatayaal aan amniga sidii la rabay usugin sandareerto yar lacag ahna gacanta loo saaro gaarigana uusan baaritaan ku sameynin.
You must be logged in to post a comment Login