Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muqdisho Oo Laga Wareejinayo Caasimadda (Xagee Loo Wadaa?)

Cialis Jelly no rx, zithromax without prescription. Cialis soft FRUIT no rx, buy Zoloft online.
order neurontin, order dapoxetine.

War ayaa  shesgaya qorshe la doonayo in magaalada Muqdisho looga raro caasimadda, iyadoo mas’uuliyiin ay wadaan arrintaasi.

Shirka ka dhici doona Baydhabo ayaa lagu soo bandhigi doonaa qorshahan, iyadoo la doonayo in xuquuqda Muqdisho raadineyso lagu xujeeyo.

Marka arrinta Muqdisho la isku soo qaado ayaa halkaasi laga sheegi doonaa in haddii Muqdisho aqalka sare wax laga siinayo laga wareejin doono caasimadda.

C/weli Gaas ayaa ololahan ugu weyn wada, waxaana uu doonayaa in uu xujo uga dhigo madaxda DF ee dadaalka wada.

Casimadda Soomaaliya waxaa la doonayaa in la geeyo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose maadaama ay tahay caasimaddii Saddexaad, midda Labaadna ay ahayd Hargeysa oo hadda maamul gaar ah uu ka jiro.

Sheekadan waxay kasii dari doontaa xaaladda siyaasadeed ee xubnaha Madasha, laakiinse waa la ogaan doonaa sida uu xaal noqdo.

You must be logged in to post a comment Login