Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muqdisho oo lagu dhex arkay Ciidamo aan laga fileynin (Yaa kamid ah)

Cheap baclofen online, buy lioresal. Muqdisho Wadooyinkeeda Waxaa dhawaanaha si caadi ah loogu arkaa Ciidamo aan horey loogu arag Magaaladda iy0o kiuwa aanan Wadooyinka Qaar isticmaali jirin oo hadda wadda walba mara.
Ciidamada la arkey iyagoo isticmaalaya Wadooyinka ayaa waxaa kamid ah sida Kuwa Dowladaha Talyaaniga, Faransiiska, Holand, Turki iyo kuwa Mareykanka ka jooga Magaalada Muqdisho, waxa ayna wataan gaadiid aan caadi aheyn oo ka suran Calamadooda.
Ciidamadaani ayaa waxa ay la yaab ku noqotay Shacabka Soomaaliyeeda oo aan horay u arkin isticmaalkooda wadooyinka, waxa ayna si raaxo leh u kala gooshaan inta badan Wadooyinka Magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa sidoo kale ku hubeysan Qoryo aan looga baran kuwa AMISOM ka jooga Somalia, waxaana qoryahooda ay u badan yihiin kuwa Kaamirada leh oo aan la maqleynin codkooda.
Muuqaalada Cusub ee Ciidamadaani, ayaa waxa uu imaanayaa xilli Dowlada Somalia ay beenisay in Dalka Somalia ay joogan Ciidamo cadaan ah, gaar ahaan waxa ay beenisay inay joogan kuwa Faransiiska.

You must be logged in to post a comment Login