Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muuse Biix Wuu Tegey Ninka Ku Xige Ee Birtu Saaran Tahayna Waa”…… Mujaahid Cali Guray

order cardura, order zithromax. Gudomiye Xigeenka Sadexaad Ee Xisbi Mucaaridka UCID Mujahid Cali Guray ayaa Qoraal kooban oo ku baahiyay Bogiisa Alada Facebook,
ku Tilmaamay in Xukumaddu Ka Takhalustay Muuse bixi sidoo kalena Saadaliyay Masuulka ku xige ee birta laga aslayo Kasoo Waxan Uu Yidhi

”Muuse Biixi iska dhaaf isagu wuu tegay eh ninka ku xiga ee isaga na ay birtu dul taalo miyaa garnaysaan. Waa Maxamed Bixi Yonis ama rumaysta ama ha rumaysanina. Ninka hadda casaabadda bartilmaameedka u ahi waa ninkaa. Axmed Silanyo na ninka ay casaabadu adhaxda ka jibinayso kama qaban karo. Waa sidii Xaabsade”

You must be logged in to post a comment Login