Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

M/weyne Gaas oo gaaray Xarunta lagu shirayo ee Itoobiya+SAWIRO

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ iyo wafdigii uu hogaaminaayey ayaa Xalay gaaray si wanaagsanna loogu soo dhaweeyey Magaalada Bahir Dar ee Ethiopia oo berito Shirka Madaxda Qaaradda Afrika ka furmi doono.

Wafdiga Madaxweyaha mamulka Puntland oo ay ku weheyliyaan Wasiirka Waxbarashada Mudane Cali Xaaji Warsame iyo Wasiirka Amniga mamulka Puntland Mudane Xassan Cusman Aloore ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Magalaada Bahir Dar Wasiiro Ka tirsan Xukumadda Dalka Ethiopia iyo Maamulka Gobolka Amhaarada (Amhara Region).

Madaxweynaha Puntland ayaa berito ka jeedindoona Shirkaas khudbad ku aadan godobka (illicit Financial flows and Human Security) isagoo kulamo gaar-gaar ah la yeelan doona in badan oo ka mid ah madaxda kale.

IMG_18201

IMG_18021

IMG_1821

IMG_1826

You must be logged in to post a comment Login