Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

M/weyne Xasan oo Xalane kula kulmaya Sarakiisha Beesha Caalamka

buy Sildalis online, purchase lioresal.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa kulamo kala duwan maanta kula leh Sarakiil ka socda Beesha Caalamka Xerada Militariga ee Xalane oo ku taala gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo Saraakiisha ka socda Beesha Caalamka kuwaasi oo Soomaliya ayaa ka wada hadli doono ka caawinta Soomaaliya Barnaajimka New Deal sida Ilo ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay shaaciyeen.

Waxaa sidoo kale Ilaha ay sheegeen in Kulanka Madaxweynaha ay qeyb ka noqon doonaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyadoonaWasiirada laga tilmaami karo ay yahiin Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mr C/laahi Goodax Barre, Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed iyo Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Nadiifo Maxamed Cismaan.

Kulanka ayaa imaanaya Iyadoo Mudaneyaal ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku kacsan yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kaasi oo lagu tilmaamay in uu ku fashilmay wax u qabashada Dalka iyo Dadka Soomaaliya tan iyo markii uu noqday Madaxweynaha Dalka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login