Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Narobi: Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Farole oo kulmaya maanta

Waxaa ku balan san kulan maanta Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdi raxmaan Farole kaa oo ka dhacaya Magalada Narobi ee Dalka kenya

Kulan kaa oo lugu wado in uu dhaco maanta ayaa loo maleeynayaa in labada dhinac ka wada hadli doonan arimaha la xariira Maamulka Jubaland iyo sidii iskugu soo dhawaan lahaayeen Puntland iyo Dowlada Soomaaliya .

Madaxwaynaha maamul goboleedka la baxay Puntland ayaa xaqiijiyay Kulan kaa maanta dhacaya waxa uuna sheegay in kulan kaa uu ahaa mid hore loogu balansanaa sida uu ka dhawaajiyay hayeeshee waxa uu sheegay in ay xooga ku saari doonaan arimaha Jubooyinka ee muranka ka taagan yahay .
Maamulka Puntland ee uu hogaaminaayo C/raxmaan Faroole waxaa uu u olee leynaayaa mid kamid 6dii madaxweyne ay yeelatay Kismaayo kaas oo ah hogaamiyaha ururka Raaskambooni Axmed madoobe kaas oo ay wataan dowlado shisheeye

You must be logged in to post a comment Login