Natiijada kulankii baarlamaanka ee arrinta Qalbi Dhagax

Filed under: Wararka |

Dood adag oo ay ka yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo dhaamaatay , waxaana xildhibaanada ay sheegeen in guddi loo saaray arinta Qalbi Dhagax.

Xildhibaanada qaarkood ayaa dooda baarlamaanka ka sheegay in wareejinta Qalbi Dhagax ay aheyd sharci daro.

Sidoo kale xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay golaha wasiiradda Go’aankii ay qaateen in uu sax ahaa.

Guddiga ayaa soo turxaa bixin doona arinta Qalbi Dhagax sida uu shaaciyay Gudoomiye Jawaari.

Posted by on September 13, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply