Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Nelson mandela oo aha hogaamiyihi la dagaalamay midabkalasooci Koonfur Africa ayaa ku dhintay dalkiisa isagoo 95 jir ahaa.
Nelson Mandela waxaa lagu xusuusta waxyaabo farabadan oo ay ka mid tahay sidii u u maareeyay siyaasadda dalka Koonfur Afrika marku Xukunka la wareegay.
Waa ninkii yiri,yaan laga aarsan caddaankii sida foosha xun inola dhaqmay,hadana yaan la iloobin waxii ay nagu sameyeen.Wadankana yaan laga eryin caddaankii na gumeysan jiray.
Koonfur Afrikana waa ku hormartay talooyinkiisi ila iyo hadana waxay ku wada noolyihiin Madowgi dalka u dhashay iyo caddaankii ka soo haray gumeysigii si nabad ah oo horumar leh.
waxaa qoray Omer Sh.Aden
You must be logged in to post a comment Login