Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Nicholas Kay oo Kismaayo kula kulmay hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba (Sawirro)

jub371 clomid tablets buy, clomid reviews.

jub36

jub30
Nicholas Kay iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose kulan kula qaatay hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba.

Axmed Madoobe, ayaa xaqiijiyay inay ka wada hadleen dhameystirka heshiiskii ay magaalada Addis Ababa kula galeen Dowladda, xoojinta ciidamada Jubba iyo in maamulka Jubba uu hirgeliyo nidaamka Federalism-ka.

Hogaamiyaha maamulka Jubba, ayaa xusay in waxyaabihii looga wada hadlay shirka ay isku wada waafaqeen labada dhinac, isla-markaana uu maamulkiisu diyaar u yahay inuu u hogaansamo.

Danjire Kay, ayaa dhinaciisa bogaadiyay maamulka KMG ah ee Jubba iyo doorkiisa ku aadan in maamulka la wada gaarsiiyo deegaanada Jubbooyinka, isla-markaana uu maamulku wado dadaalo ay dadka deegaanka isaga dhex arki karayaan maamulkaasi.

jub30 jub32 jub33 jub36 jub37 jub38 jub39 jub391

You must be logged in to post a comment Login