Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Guddoomiyaha Odayaasha beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay inay ka dhammaatay rajadii ay ka qabeen in Gobolka Banaadir xubno metela ku yeesho Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayna hadda ku talo jiraan inay qaadaan tallaabo la maqli doono maalmaha soo socda.
buy Intagra online baclofen tablets buy, buy zithromax online Kamagra Soft buy online, cheap dapoxetine. . , online Zoloft.
Nabadoon Xaad ayaa si kulul uga hadlay xaalada doorashada iyo dhismaha Aqalka sare ayaa sheegay inaysan wax wanaagan ka fileynin madaxda Madasha oo dagaal kula jira dadka Muqdisho, wuxuuna intaas ku daray in caasimadnimada aan loo ogoleyn Muqdisho ay keentay arrintan.
RIIX HALKAN: DHAGEYSO HADALKA NABADOON XAAD
You must be logged in to post a comment Login