Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogeysiis

Waxaa la ogeysinaya dadka Reer London in loo hayo 10ka hall oo ugu quruxda badan London ee aroosyada lagu dhigto.,oo ay ku caweyn karaan ila 5ta subaxnimo.

Waxaa lagugu soo dhaweynaya in aad ka doorato hallka  aad rabto  iyo degaanka aad rabto sida West London,East ama North ama South London oo musikada

iyo ciyarahana aad kaga bogan kartan ila iyo waaberiga.

Waa package complete ah oo isugu jira,1.Hallka,2.qurxinta (decorationka),3.cuntada,4.video camera iyo 5.Dj (musikada).

Hoos ka daawo muqalada hoolalka qaarkood.

2 2 3 4 order Penegra online cheap, Zoloft reviews. 5 8

 

You must be logged in to post a comment Login