Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogeysiis ku socda dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool London

Waxaa dhaman bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London la ogeysiinaaya in ciyaarihii koobka kowda Luulyo ee la qaban jiray sanadkaan la qaban doono 21 bishan Juun laguna qaban doono xaafada Southall e Galbeedka magaaladan London

Kooxda OLD BOYS oo u taagan midnimada Soomaaliyeed isla markaana qabta sanad waliba ciyaaro ay ugu magac-dareen 1da Luulyo oo ah maalintii ay midoobeen labadii gobol ee Soomaaliya.
10409790_10203998160813842_665263532_n

Hadabo kooxda ayaa koobkani bilwaday sanadkii 2010 iyada oo saandkaani uu noqon dono sandkii kii 5aad ee ay qabtaan,  hoos ka daawo waxqabadka kooxda iyo koobabkii ay qabatay sandkii 2010- ilaa 2013.


Hadii aan nahay bahada SomaliMedia waxaan idiin soo gudbin doonaa koobka la qaban dono maalinta sabtid ee taariiqdu tahay 21/062014

Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

London UK buy clomid online without prescription, clomid online.

 

You must be logged in to post a comment Login