Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Olalaha doorashashada Madaxwaynaha Khatumo oo Bilowday, Saleeban dheere Oo u tanaasulay INDHOSHEEL (Daawo)

Waxaa magaalada taleex ee Xarunta maamulka Khatumo ka bilowday siwayna looga dareemayaa Ololaha doorshada iyo Cidii ku guulaysan lahayd madawaynaha Maamulka khatumo.

Malegra DXT buy online, dapoxetine reviews.
Musharax Saleebaan dheere oo kamid ahaa ragii horay magaalada Buuhoodle uga dhowaaqay inuu yahay Musharax Madaxwayne ayaa Shir ka dhacay magaalada taleex ugu tanaasulay Madaxwaynaha talada haya hada Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) oo ah Musharax utaagan.

Waxaa goobtaasi sidoo kale hadal kasoo jeediyey Madaxwayne Indhosheel, Waxgarad kale iyo waliba Garaad C/alaahi Garaad Soofe oo kamida Golaha dhaqanka ee maamulka Khaatumo.

 


Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

 

You must be logged in to post a comment Login