Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

 Police-ka France  oo dilay labadi nin ee walaalaha ahaa ee ka dambeeyay weerarkii 3 maalin ka hor lagu qaaday wargeyska Charlie Hebdo 

 

90,000 oo ka tirsan plice-ka Fransiiska ayaa ku guuleysatay 3 maalin kadib iney dilaan Kouachi &  Said oo ahaa labo nin oo walaalo ah kuwaasi oo maalin nimadii arbacadii weerar ku qaday xarunta wargeyska Charlie Hebdo kadib ne halkaasi ku toogtay 10 ka mid ah howwadeenada wargeykaasi & 2 kadib ah plice-ka Paris

buy tadalafil online, order Zoloft.

150108022522_kouachi_brothers_624x351_frenchpolice_nocreditCharlie Hebdo ayaa aha wargey daabaca joornaalada isla markaan dhow jeer sawiro dacaayad ah ka sameeyay nabigeena Muxamad Naxariis & nabadgalyo korkiisa ha ahaatee.

Police-ka waxay dil togasho ku dilen Kouachi &  Said & qaar ka mid ah 4 ka mid dadkii ay ka qafaashen xarun lagu wax galo daabaco oo ku taalo duledka Paris.

Aritaanai aya la shegay iney ahayd dhacdadii ugu xumeyd ee ka dhacday Dalka Fansiska in muda ah

You must be logged in to post a comment Login