Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Puntland Amartay in lasii wado Dagaalka Garacad.

Waxaa wali soconaya dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo Alshabaab kuwaasi oo waaberigii saaka ka bilowday duleedka deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.

Waxaa adag in faahfaahin dheeri ah laga helo khasaaraha dagaalka, maadaama wali la maqlayo dhawaqa rasaasta ooka dhaceyso duleedka deegaanka Garacad ee gobolka Mudug oo markii ugu horeysay Alshabaab tageen.

Saraakiisha ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanga Garacad ayaa sheegaya in dagaalka maanta uu yahay mid ugu xooganaa, maadaama ay dagaalamayaan ciidamada Alshabaab iyo kuwa Puntland oo kusugan duleedka Garacad.

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaan ay in badan isku xoojiyeen Alshabaab markii Isniintii lasoo dhaafaya ay gudaha u galeen deegaanada maamulka Puntland.

Taliyaha ciidamada Puntland ayaa bixiyay amar ah in lasoo afjaro Alshabaabka ku dhuumaaleysanaya deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.

Waxaa xusid mudan iyo saraakiil uu kamid yahay taliyaha guud ee ciidamada Puntland iyo wasiirka amniga shalay tageen deegaanka Garacad ee gobolka Mudug. buy Kamagra Polo, buy clomid clomid for women, lioresal without prescription. Kamagra Soft online, dapoxetine online. .

You must be logged in to post a comment Login