Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Puntland: Dagaal ayaa lagu soo celinaa Gobolka Sool

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta sheegtay in Gobalka Sool oo sanooyin badan gacanta Puntland ka maqan qaab dagaal ah loogu soo celin doono.

Ku simaha madaxwaynaha ahna madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta ka sheegay xuska maalinta 26-ka June inaysan mar danbe baaq kasoo saari doonin duulaanka Somaliland kusoo qaaday Gobalka Sool gaar ahaan magalada Taleex.

Wararka Sool laga helayo ayaa sheegaya cidamadii Somaliland ka socday ee Taleex ku sugnaa inay dib uga baxeen magalada Taleex kuwaasoo ku sugan hadda degmada Xudun ee isla Gobalka Sool.

Wali Puntland tilaabo Maletari kama aysan qaadin ciidamada Somaliland ee kusoo qul-qulaya degmada Taariikhiga ah ee Taleex. Brand Viagra buy online, lioresal reviews.

You must be logged in to post a comment Login