Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Puntland oo ka walwelsan……..

DHAGEYSO : Kulan deg deg ah oo hadda ka socda Garowe
04/15 11:23 am0 commentsViews: 2

Kulan ayaa waxa uu hadda ka socda magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaana kulanka oo ah mid deg deg ah yeelanaya golaha wasiirada PL.

Kulanka waxa shir gudoominaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cameey waxaana waxyaabaha laga hadlayo la sheegay inay ka mid tahay ciidanka dul dagay duleedka degmada taleex ee Somaliland ah.

Dhinaca kale wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xaaladu weli tahay mid cabsi ah oo dhaq dhaqaaqyo ciidan iska soo horjeeda la dareemayo.

You must be logged in to post a comment Login