Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Puntland oo ku dhawaaqdey dagaal ka dhan ah………………………

buy Viagra Professional, buy Zoloft.
Taliska Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa ku dhawaaqay Wajigii Saddexaad  ee Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab islamarkaana Ciidamada Puntland  ay ka wadaan Buuraleyda Galgalla.

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Saciid Dheere  oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Puntland ay diyaar u yihiin Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab,waxaana uu tilmaamay in Galgalla Al-shabaab laga saari doono.

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Dagaal kula Jira Al-shabaab,iyagoona Sheegay in ay Burburiyeen Saldhigyo Muhiim ah oo Al-shabaab ay ku lahaayeen Buuraha Galgalla.

 

You must be logged in to post a comment Login