Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Puntland oo soo saartay awaamiir culus

May 15, 201999 0Share on FacebookTweet on Twitter

Garowe  – Wasaaradda shaqada shaqaalaha, dhilinyarada iyo ciyaaraha ee Puntland ayaa waxa ay amaro dul dhigtay ajaaniibta ka shaqeysata deegaanada maamulkaasi.

Wareegto ka soo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Axmed Cabdulle Tigaana ayaa lagu amray dhammaan hay’adaha ka howlgala Puntland in aysan shaqaaleyn karin qof aan soo marin hab sharciga waafaqsan.

Sidoo kale wasaaraddu waxa ay dhammaan fartay in cid kasto oo ay quseyso amarkan ay hoggaansato xeerarka iyo shuruucda dowlad goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka Akhriso:-

77

You must be logged in to post a comment Login