Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda magaalada Laascaanood, wuxuuna sheegay in dulqaadkii uu ka dhamaaday Puntland, wixii ka dhaca halkaasna ay masuuliyadeeda qaadi doonto Soomaaliland.
Wasiirka Warfaafinta Maxamuud Xassan Soocadde wuxuu cadeeyey in ay marar badan Puntland xeerisay nabadda iyo daris wanaagga, taas bedelkeedana ay Somaliland sii waday talaabo lidi ku ah sida uu hadalka u dhigay.
buy Viagra Soft buy Female Viagra, acquire zithromax. , generic Zoloft.
Viagra Plus no rx, order Zoloft.
Wasiir Soocadde waxa uu ku hanjabay inaysan Puntland Gacmaha ka laaban doonin waxa ka socda Gobolka Sool, isagoona fariin u diray Shacabka Deeganadaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=JIqs3dwDe50
You must be logged in to post a comment Login