Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Puntland oo war ka soo saartay ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Sanaag.

SOMALI NEWS

Mar 12, 2019

 0Share

Garoowe–War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa waxaa lagu faahfaahiyay ciidamada ay soomaaliland shalay geysay deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag.

Xiisad u dhaxeysa Soomaaliland iyo Puntland ayaa xilligan ka taagan deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag, taasi saameyn ku yeelatay dadka deegaanka.

Madaxtooyada Puntland ayaa War-Saxaafadeedkeeda ku sheegtay in puntland ay marwalba dulqaad muujineyso, balse Soomaaliland ay curyaamineyso dagaalka Puntland ay kula jirto waxa loogu yeero Argagaxisada.

You must be logged in to post a comment Login