Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaar kamid ah Dugsiyada quraanka eeBritain oo lagu eedeeyay Xagjirnimo

Warbixin uu soo saaray xafiiska kormeerka iyo dabagalka hanaanka waxbarashada Dugsiyada dalka Boqortooyada Britain ayaa ku eedaysay shan dugsi oo ku yaalla  Birmingham ee dalka Britain inay ay ardayda baraan xagjirnimada.

order Silfar online cheap, purchase clomid.

Arrintan ayaa walaac badan ku abuurtay waalidiinta iyo ururada islaamiga ah ee dalka Britain.

Mukhtaar Sheekh Cismaan oo ah Madaxa Akaadiimiyada Iqra ee magaalada London oo amuurtan ka hadlayay ayaaa ka warrmay saamaynta ay arrintan yeelan karto, isla markaana tilmaamay in arrintani ay tahay mid lagu xumaynayo dadka Muslimiinta ah, waxa kale oo uu xusay in warbixintan ay ku lug leeyihiin dad tira yar oo aan jeclayn wada noolaanshaha bulshada ku nool Britain.

You must be logged in to post a comment Login