Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaban qaabada Lagu Magacaabi Rabo khaliif Erag oo Madaxtooyada Kasocota

Warkaan oo kasoo xiganay Ilo udhow dhow Xafiiska Ra’isulwasaaraha ayaa sheegaya in cawa lagu dhawaaqi Rabo ame Gelinka Hore Berito.

Khaliif Erag oo hore usoo noqday madaxii Nabad sugida Gobolka banaadir ayaa waayadaan Rucleyn ugu jiray qabashada xilkaasi madaama oo iska casilay wasiir guuleed oo isku heybyihin.

Ugu Danbeyntii magacaabida Khaliif Erag ayaa la ogeyn waxyaabaha kuso kordhin Doono amaanka caasimada oo shabaab ka geysato Weeraro qorsheysan.

 

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk

Xafiiska wararka Muqdisho

Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login