Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax Gil gilay Muqdisho iyo Wax yaabaha Ka Dhashay

Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay Qaraxyo saaka ka dhacay degmada Waabari oo lala eegtay Tabeelayaasha ku shaqeeya ileyska Cadceeda.

Guddoomiyaha degmada Waabari Axmed Mayre Makaraan Axmed Faal oo Saxaafadda la hadlay aya faah faahin ka bixiyay qaabkii wax u dhaceen.

Halkan ku dhufo si aad u dhageysatid warkaani

You must be logged in to post a comment Login